Shir looga hadlayo horumarka dalalka soo koraya oo lagu qabtay Malaysia Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 24 October, 2015: Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii wadamada soo koraya ay u…Read more »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey in berri uu furmi doono kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 24 October, 2015: Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in maalinnimada berrito uu si rasmi ah u furmi doono…Read more »
Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha…Read more »
R.W. Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay shirkii dhaqaale uruurinta Qaxootiga Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, October 24, 2015——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar…Read more »
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Mogadishu, 24 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo…Read more »
Shir Wadatashi oo looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasadda Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 24 October 2015 – Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dhawaan ay billaaban doonto dhismaha Maamullada Hiiraan iyo…Read more »
Illegal Fishing in Somalia – An Act of Piracy by Fernando Ibáñez Posted on October 24, 2015 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 24 October 2015 –It is an unacceptable to turn a blind eye to the problem of the illegal fishing in Somali waters. International…Read more »